Diyaar ma u tahay inaad coddeyso 2022? 

g11.jpg
 

Soo Bax oo Codee

IS DIIWAANGELI SI AAD CODDEYSO

Qaado dhowr daqiiqo oo buuxi foomka hoose si aad u bilowdo una xaqiijiso in codkaaga la maqlo! Haddii aad hore u diiwaangashanayd, iska eeg inaad ka diiwaangashan tahay cinwaankaaga hadda iyo in kale.